FBI oo digniin adag ka bixisay weeraro ku soo wajahan gudaha Mareykanka

Hay’adda dembi baarista Maraykanka ee FBI ayaa ka digtay suurto-galnimada weerar ballaaran oo ururka Al-Qaacida ka fuliyo gudaha Maraykanka, ka dib markii uu Maraykanku gudaha Afghanistan ku dilay hoggaamiyihii ururkaas Ayman Al-Zawahiri todobaadkii hore. Christopher Wray oo ah Agaasimaha FBI oo u waramayey guddiga caddaaladda ee golaha Senate-ka ayaa sheegay in Al-Qaacida iyo weliba kooxda … Continue reading FBI oo digniin adag ka bixisay weeraro ku soo wajahan gudaha Mareykanka